Education Center
September 25, 2020 2025-12-13 10:27Education Center
Our Courses
Diploma Basic Computer
20 hours
Beginner
Diploma Basic Computer Build Essential Digital Skills for Today’s World …
10$
Diploma Basic Computer
20 hours
Beginner
What you'll learn
Computer Basics
Operating System (Windows)
Microsoft Office Package
Internet & Email Skills
Basic Digital Skills
Personal Development Course
2.5 hours
All Levels
Personal Development Course – Invest in Yourself Koorsada Personal Development …
10$20$
Personal Development Course
2.5 hours
All Levels
What you'll learn
Qofka Maxaa Uu Ka Baranayaa Koorsadan?
Sida loo dhiso kalsooni nafeed oo joogto ah
Sida loo dejiyo yoolal cad iyo qorshe lagu gaaro
Fahamka naftaada, awoodahaaga, iyo meelaha aad ka tabar daran tahay
Sida loo hagaajiyo hab-fikirka (mindset) loogana gudbo cabsi iyo shaki
Xirfadaha isgaarsiinta wax ku oolka ah iyo hadalka dadweynaha
Sida loo maareeyo waqtiga iyo mudnaanta nolosha
Xirfadaha go’aan qaadashada saxda ah
Sida loo xakameeyo walbahaarka iyo caqabadaha nolosha
Dhisidda edeb, masuuliyad, iyo hoggaamin shaqsiyeed
10000
Students
0
Courses
0
Graduated
Maxay Inaga Dhaheen Bulshada
Mohamed Ali Mohamud
Abaandulaha CXDS ee Barawe
MITRE waa machad u taagan kobcinta iyo garaadka bulshada waxayna mar walbo u taagan tahay in bulshada ka haqab tirto baahidooda Digital
Mohamed Ali Yusuf
Gud. hore Aminga & Siyaasada Deg. barawe
Marka aan ku soo biiray machadka mitre waxaan wax badan ka fahmay sida ay u shaqayso teknolojiyada iyo qeybaheeda kala duwan
Nur Abubakar Nur
Guddoonka Waxbarashada Deg. Barawe
Machadka MITRE waxay dhalinyarada usoo kordhisay xirfado badan oo maanta ay ku shaqaysan karaan oo noloshooda wax badan ka bedeshay
Omar Abdullahi Mohamed
Gudoomiyaha Degmada Barawe
Waa machad wax badan u qabtay bulshada waana ku dhiiri gelinaaya dadaalada ay ku bixinaayan in ay kobciyaan aqoonta dhalinyarada
We Collaborate With 10+ Leading Institute And Goverments